Mareykanka oo soo dhaweysay sii deysmada gabar sheegtay in la kufsaday
War saxafaded kasoo baxay xafiska afayenka wasarada arimaha dibada maraykanka ayaa lagu sheegay in maraykanka uu soo dhaweenayo go’aankii lagu sii dayay haweney dhibana aheyd oo wakhti hore waajahday xukun 1sano ah taasi oo xoriyadeda heshay iyo sidoo kale soo gaabinta xukunkii wariye Abdi Casis koronto oo horey logu xukumay 1sano isagana la ga dhigay xukunkisa 6-bilood.
War saxafadedka ayaa sidoo kale lagu shegay in raysal wasaraha Somalia ay kala midaysan yihiin in aan la dhibaaten saxafiyinta Somalia.
War saxafadedka kasoo baxay dowlada maraykanka ayaa ugu danben lagu shegay in saraakisha wadanka Somalia laga doonayo in ay xaqijiyaan arimaha garsoorka iyo badbaadinta xaquuqda aadanaha ay ku jiraan xaquuqda hawenka iyo mida xuriyatul qawlka si loo dar dar galiyo dadalada lagu donayo in xasilooni loogu soo dabaalo wadanka Somalia.
Wacaal Media Ntwrok
Wacaalmedia@hotmail.com


