http://www.wacaal.com/

Wacaal.com oo waraysi la yeelatay Aabe Caruurtiisii & xaaskiisi ay ku geeriyoodeen dufaantii Puntalnd ku dhufatay qiso naxdin leh (Sawiro)

 Garoowe, Wacaal Media

ms

Axmed Xasan Ismaail waa aabe qoyskiisa oo ka koobnaa hooyo iyo 6caruur ah oo ay dhashay kaga geeriyodeen dabaylihii iyo robabkii xooganaa ee ka da’ay meelo ka mid ah Puntland gaar ahaan dhulka miyiga ah Axamed oo aan kula kulmay deegaanka Yamaarasuug oo ah halka reerkiisa biyuhu ku qaateen oo ka tirsan degaanka Ceelmadoobe ee gobolka nugaal ayaa iga warmay qisada xananuunka badnayd oo ah masiibada rabaaniga ah ee sida goonida ah ugu dhacday isla markaan uu ay ku geeriyoodeen qoyskiisa oo ka koobnaa 7 qof lix caruur ah iyo hooyadii dhashay oo aan iyada wali la helin maydkeeda balse la aaminsanyahay in ay dhimatay .

Halkaan ka dhagayso waraysiga Aabe Axamed oo Wacaal.com uga warayamaya Qisadii xanuunka lahayd ee ku dhacaday:

.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

11

Wacaal Media
Xafiiska Wararka Garowe

8 Responses for “Wacaal.com oo waraysi la yeelatay Aabe Caruurtiisii & xaaskiisi ay ku geeriyoodeen dufaantii Puntalnd ku dhufatay qiso naxdin leh (Sawiro)”

  1. nasteex says:

    waa qiso xanuun badan ilaahay ninkaas masiinka ah ee walaalkeen ah ha u cawil celiyo gargaarkiisana ha siiyo wuxuu ku samrana ilaahay dhinacyaashiisa ha dhigo aamiin yaa alaah

  2. A Jacfar says:

    ilahay ha u cawil celiyo waa qiso xanuun iyo naxdin badan ninkay ku dhacday ayaa dareemi kara raboow gar gaarkaagaa u fidi walalkaas islaamka ah waxaan kaa tuugayaa inaad u gar gaartid dhibka gaaryana aad bdel wanagsan u gu bedeshid

  3. suuba says:

    am very sorry dhibka ku dhacay walaalkaas soomaaliyeed rabi ha u fidiyo hiilkiisa waa qiso laga xanuunsado yaa allah naga hay dhibka noocaas oo kale ah annaga iyo ehelkeena yaa alaalh u cawil celi hana qaad dhibkaas

  4. suuba says:

    ah xanuun badana dhibka soo gaaray walaalkaas lix aad dhashay iyo xaaski haka dhinten allow na mooti allow isna ka fayd bedelk kuwii hore ka khayr badana sii aamiin aamiin aamiin alla maxaa dhibato anan ogayn jirta

  5. Omar Omar says:

    Eebe badal khyr qaba ha siiyo aabahaas Soomaliyeed

  6. fatima says:

    aad ugu duceeya allaah qalbga ha u adkeeyo waa walaalkay abigay ayaa dhalay xaaskana waxay ahayd walshay waa ii sinayeen waxay aheeyn ilma abti is qaba ayeey ahyeen

  7. Shukri Ugaas says:

    innaa lilaahi waa inalayhi rajicun waa uducaynaynaa fatuma ilahay Samir iyo iman haidinka siiyo walalkas dhibtu ku dhacdayna ilahay qalbigiisa ha adkeeyo waxan rabi uga tuugayaa inuu u cawil celiyo dhibka soo gaartayna uu rabi uGu bedelo khayr aan la koobi Karin iyo abshir waarta inshalah

  8. Adnaan Smar says:

    Aabe Ilaah Waxad Ku Samirto Ha Kuugu Badalo

Leave a Reply