Muxaadarada Jimcaha ee Wacaal: Qaabka loo xalliyo Muranka – Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Waxaan akhristayaasheena sharafta leh usoo gudbinaa habeen kasta oo Jimce soo galayo mid kamid ah muxaadarooyinka ay jeediyeen culumada waawayn ee dalkeena Soomaliya, waxaanu todabaadkaaan usoo gudbinaynaa muxaadaro cinwaankeedu yahay: Qaabka loo xaliyo Muranka – Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Wacaalmedia@hotmail.com

3 Responses for “Muxaadarada Jimcaha ee Wacaal: Qaabka loo xalliyo Muranka – Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil”

  1. Meeraysane says:

    Ilaahay ha inagu anfaco idinka ajar iyo xasanaad Allaha idinka siiyo.

  2. Mohamud says:

    Sh.mustafe Alle Ajar haka siiyo somaalida in badan ayuu wax fahansiiye ajar aan dhamanaynin ayaan Ale uga barinay

Leave a Reply