Halkaan ka Akhriso Liiska Gollaha Wasiiradda Maamulka Jubba iyo Qabiiladda ay kasoo jeedaan

KIsmaayo, Wacaal Media

Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan ayaa magacaabay Madaxweyne ku xigeen iyo Golle Wasiro oo ka kooban 9 Wasiir.

HALKAAN KA AKHRISO LIISKA WASIIRADDA AXMED MADOOBE IYO QAIILADDA AY KASOO JEEDAAN:

 1- Madaxweyne ku xigeynka labaad ee Maamulka Jubba   Maxamed Xaaji Lugadheere – Beesha Sheekhaal – Looboge.

2- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha  Axmed Cabdixafiid Maxamed  -Beesha Garre.
 
3- Wasiirka Beeraha, Xoolaha iyo Kalluumeysiga   Pro. Maxamed Aadan Jaamac – Beesha  Mareexaan- Habar Ciise.
 
4- Wasiirka arrimaha bulshada   Maxamed Ibraahim Maxamed – Beesha Absame- Ogaadeen.
 
5- Wasiirka caafimaadka iyo Fayodhowrka  Xassan Daahir Yarow – Beesha  Mareexaan Reer Xassan.
 
6-Wasiirka qorsheynta iyo xidhiidhka caalamaiga  Maxamed Nuur Iftin (Shambara)  beeesha Jareerweyne.
 
7-Wasiirka arrimaha guddha iyo aminga   Maxamed Warsme Faarax Darwiish- Beesha Harti Majeerteen.
 
8- Wasiirka Maaliyadda  Maxamed Sh Yuusuf Cumar  -Beesha Cowrmale.
 
9- Wasiirk Macdanta, Biyaha iyo Bay’ada  Cabdinuur Cali Aadan- Beesha Gaaljacel.

 

 

 

Wacaal Media

Wacaalmedia@hotmail.com

4 Responses for “Halkaan ka Akhriso Liiska Gollaha Wasiiradda Maamulka Jubba iyo Qabiiladda ay kasoo jeedaan”

  1. siyaasi xasan says:

    war heedhahaya axmed madoobe ma maamul kmg ah oo xasan sheekh hoos taga ayuu madax ka ahaa mase dowlad waa maxay wasiirada iyo waxa la sheegayaa war hala ducaysto oo dib ha ka iskugu noqdo wabilaaho towfiiq

  2. kadawe says:

    war ileen tanoo kale wasiirada yaa filayey axmed madoobe ma raiisul wasaarihii soomaaliya ayaa loo magfacaabay dabadeed sidaasi uu wasiiro ku magacaabay bal arinta dib haloogu noqdo

  3. shaacir says:

    waa wax lala yaabo oo aan la aqbali karin qaabka uu wax u qaybiyey qabiilo badan oo degan jubooyinka iyo gedo ayuu ka tagay sidee buu rabaa inay wax ugu hagaagaan ninkaan reer itoopia ee axmed islaan

Leave a Reply