http://www.wacaal.com/2014/09/12/sareeye-gaas-jenaral-maxamed-xuseen-daauud-xiirane-oo-ku-geeriyooday-colombus-usa/

Wada hadalkii dhinacyada Somalida uga socday dalka Turkiga oo war murtiyeed laga soo sooray

Istanbuul, Wacaal Media

Waxaa goor dhawayd lasoo geba gebeeyay wada hadalkii u dhexeeyay dhinacyada dowlada Federalka Somaliya iyo maamulka Soomaliland waxaana ka soo baxay war murtiyeed, waxaana qodobada ugu muhiimsan ay ahaayeen.

1. In muddo 45 casho ah lagu dhiso guddi ka socda labada dhinac kuwaas oo daba gal ku samayn doona wixii lagu heshiiyay,fadhigooduna uu noqon doono dalka Turkiga.

2. In 90 maalmood markale dib la iskugu soo laabto si halkaas looga sii amba qaado wada hadalkii.

3. In dowladii milateriga tacadiyadii ay samaysay si wada jir ah loo cambaareeyo.

Gebi ahaanba war murtiyeedka malagu soo hadal qaadin mustaqbalka labada dhinac, kala tag iyo midow midkoodna.

Naga filo mardhow  war murtiyeedkii oo rasmi ah.

Wacaalmedia@hotmail.com

2 Responses for “Wada hadalkii dhinacyada Somalida uga socday dalka Turkiga oo war murtiyeed laga soo sooray”

  1. taajiroow says:

    shimbirayahoow heesa hees wanaagsan heesa waxa meesha lagu hayaa waa hees iyo riwaayad iyo hotel la seexdo ee waa in beenta la iska dhaafaa heshiiskaan waxaa horay u sheegay amin arts

Leave a Reply