Tacsi: Dr Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ku geeriyooday Magaalada Boston

Nairobi, Wacaal Media

tacsi12

Allaha u Naxariistee waxaa magaalada Boston ku geeriyooday Siyaasigii weynaa ee Cabdicasiis Nuur Xirsi.

Cabdicasiis Nuur Xirsi oo xilal kala gadisan kasoo qabtay Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxa tacsi loo dirayaa qoyskii, ehelkii iyo qarabaadii uu ka geeriyooday.

Waxaa Tacsidaan Diraya

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf
Suldaan Maxamed Axmed Cabdulle
Daauud Cabdikariim Sheekh Cumar
Nabadoon Cabdikhaliif Maxamed Aaden
Nabadoon Cali Faarax Cali Seed
Nabadoon Maxamed Xaaji Maxamuud
Nabadoob Cabdiraxmaan Aaden Galaal
Shiine Ciise Muuse
Axmed Geftin Yusuf
Xasan Xaaji Dayuur
Cabdiraxmaan Aaden Dheere
Cabdideeq Aaden Dheere
Maryan Aaden Dheere
Axmed Sheekh Faarax
Maxamed Cabdikariim Sheekh Cumar
Cali Daahir Yusuf Garre
Maxamuud Axmed Xasan (Maamaale)
Axmed Kaamil Xuseen Cidi Libaax
Xaliimo Kulmiye Guray
Maxamed Xasan Kulmiye
Ibraahim Cabdikariim Sheekh Cumar
Yuusuf Faarax Madoobe
Cabdirasaaq Sheekh Maxamuud 
Maxamed Xasan Cali (Inj Indho)
Cabdirasaaq Cabdikariim Sheekh Cumar
Saciid Cabdikariim Sheekh Cumar
Maxamed Cabdi Gaafaa
Maxamed Cabdi Afgaab
Cabdulaahi Maxamed Faarax (Ritoos)
Siraad Aaden Dheere
Muxubo Aaden Dheere
Xaliimo Aaden Dheere 
iyo Dhamaan ehelka iyo qaraabada oo dhan.
 
Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo ehelkii uu ka geeriyooday Dr Cabdicasiis Nuur Xirsi oo Maantay 29-kii bishaan ku geeriyooday Magaalada Boston ee dalka Mareykanka.

Eeebbe waxaanu uga beryaynaa inuu janadii fardowso ahayd uu ka waraabiyo.

Bahda Wacaal.com waxay Tacsi khaas ahaaneed ay gaarsiinayaan dhamaan Reer Nuur Xirsi iyo dhamaan ehelada iyo qaraabada kale.

Aamiin………………………………………Aamiin…………………….Aamiin

 

 

Wacaal Media

Wacaalmedia@gmail.com

10 Responses for “Tacsi: Dr Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ku geeriyooday Magaalada Boston”

  1. zakariye says:

    ilaahoow u naxariiso adeer cabdicasiis ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan kasii aamiin aamiin aamiin

  2. gaaciye says:

    alla yaa raxma adeer cabdicasiis nin taariikh leh ayuu ahaa ilaahay ha u naxariisto

  3. maxamed amiin says:

    inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun kulu nafsi daaiqatul mawt qof kastaa waa uu dha dhaminayaa geerida waana xaq adeer towfiiqda alaha waafajiyo waanu u ducaynaynaa waxaanuna u rajeynaynaa janatul fardowsa ehelkii iyo reer nuur xirsina alaha samir iyo iimaan uu kasiiyo aamiin

  4. Cabdulaahi Daahir says:

    ina lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun ilaahoow u naxariiso abuukaate cabdicasiis nuur xirsi taariikh dheer ayuu ku lahaa soomaaliya oday soomaaliyeed oo ay ku wayn tahay soomaalinimadu ayuu ahaa allaha u naxariisto

  5. cabiladiif c.lahi says:

    ILAHEY SWC ha u naxaristo cadabu qabrigana haka badbadsho qabrigana Wasac ALLAHA oga dhigo Amiin Amiin

  6. khadro says:

    inaa li laahi wa inaa ilayhi raajucun waa geeri muruga leh ilaahey ha u naxariisto adeerken gabrigana ilaahow u waa sici qabrigiisana uga yeel mid kamida beeraha janada kitaabkiisana midigta kasii aamiin

  7. Maxamed Warsame says:

    Allow u naxariiso adeer AbdiAziz

  8. Cabdul Kulmiye says:

    Allaha u naxariisto oo samir iyo iimaanba allaha ka siiyo eheladiisii iyo dhamaan soomaali oo dhan, isagana allaha janatul ferdowsa ka waraabiyo

  9. Aniga Abdullaahi Maxamed Barre (Ba-bad), waxaan Tacsi u dirayaa dhammaan Elheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Adeerkeen Dr. Cabdicasiis Nuur Xirsi, oo ku geeriyooday Magaalada Boston, ee dalka Maraykanka, waxaana Eebbe uga baryeynaa in uu Janadii ka waraabiyo (Aamin). Anaga oo kala ah:
    1- Abdullaahi Mxamed Barre (Ba-bad) iyo xaaskiisa Leyla Abdixasis Maxamed
    2 – Aabbe Mxamed Barre (Ba-bad) iyo Hooyaday Faadumo Warsame Cigaal, oo Jooga Holland
    3- Abdulkadir Mxamed Barre (Ba-bad) iyo familkiisa
    4- Zaynab Mxamed Barre (Ba-bad) iyo caruurteed oo kala jooga Maraykanka iyo Kenya
    5- Abdirahman Khaliif Saciid iyo Xaaskiisa
    6- Abdinasir Khaliif Saciid iyo Xaaskiisa
    7- Maryan Khaliif Saciid iyo Xaaskiisa
    8 – Sahra Khaliif Saciid iyo Xaaskiisa
    9 – Zam-zam Khaliif Saciid iyo Xaaskiisa
    10- Reer Jaamac Abdulle, gaar ahaan Khaliif Jaamac Cabdulle (Gaabo)
    12- Xildhibaan Axmed Jaamac Cabdulle (Gaabo)
    13- Maxamed Jaamac Cabdulle (Gaabo), oo ku nool Australia
    14- Cabdirashid Jaamac Cabdulle (Gaabo), oo ku nool Australia
    15- Maxamuud Jaamac Cabdulle (Gaabo), oo ku nool Australia
    iyo dhammaan Ehelada iyo Qaraabada oo dhan

Leave a Reply