Jaaliyadda Awrtable ee Minneapolis oo Tacsi u diraya Qoyskii uu ka geeriyooday Dr Cabdicasis Nuur Xirsi

Minneapolis, Wacaal Media

tacsiii

Tacsidan waxaa diraya qaar ka mid ah jaaliyada beesha Yusuf Darood (Awrtable) ee ku nool gobolka Magaalada Minneaplios ee Gobol Minnesota ee dalka Mareykanka.Waxayna iyagoo aad uga murugeysan ay tacsi u dirayaan dhamaan ummadda Somaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeryooday Marxuum Dr. Abdizii Nuur Xersi oo 29kii bishaan Janaayo ee 2014 ku geeryooday magaalada Boston ee Gobolka Masachussets ee dalka mareykanka waxayna ilaahay uga baryayaan marxuumka inuu janadii fardowso ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka tageyna Samir iyo iimaan ka siiyo (Aamiin).

Waxaa tacisdan diraya dadkan hoos ku qoran.

1. Nabadoon Carte Xaaji Jimcaale

2. Nabadoon Axmed Sheikh Aden

(Guude-cade)

3. Cabdulqadir Maxamed Warsamed (Jini-Boqor)

4. Yusuf Axmed Bayle

5. Dr.Cismaan Xaraare Axmed

6. Col Axmed Xaaji Maxamud (Gaagaale)

7. Caaqil maxamed Xaamud Cumar (Ooji)

8. Ismaciil Maxamed Warsame (Jamhuuriya)

9. Maxamed Qani Maxamud Xasan

10. Cabdiraxaman Khaliif Saciid

11. Bayle Xasan Aw-saciid

12. Xasan Xaaji Dayuur

13. Cabdinnasir Xaaji Dayuur

14. Nasiib Jaamac Geele

15. Makhtal Cabdulahi Koofirow

16. Cali Maxamed Koofurow

17. Shelikh Maxamud Jeeri

18. Cismaan Axmed Dageyr

19. Col.maxamed Cali (Faratoon)

20. Dahir Xersi Warsame

 

Waxaa nasoo gaarsiiyay Osman Abshir

Email: Osmanqani@yahoo.com

1 Response for “Jaaliyadda Awrtable ee Minneapolis oo Tacsi u diraya Qoyskii uu ka geeriyooday Dr Cabdicasis Nuur Xirsi”

Leave a Reply