Tacsi: Maryan Xaaji Diiriye oo ku geeriyootay Magaaladda Qaahira

Cairo, Wacaal Media

Innaa Lilaahi Waa Innaa Ilayhi Raajicuun: Tacsi ku socota Reer Xaaji Diiriye Xirsi Dhuko:

tac1

Dhamaan Reer Xaaji Diiriye Xirsi Dhuko waxaa looga tacsiyeeynayaa geeridii ku timid Maryan Xaaji Diiriye Xirsi oo ku geeriyootay Xalay magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Waxaa Marxuumadda eebbe looga tuugayaa inuu ka waraabiyo Janadii Fardowso ahayd dhamaan Ehelkii iyo qarabaadiina uu Samir & Iimaan uu ilaahay ka siiyo.

Waxaa Tacsidaan diraya:

Xaliimo Kulmiye Guray

Maxamed Xasan Kulmiye

Sahra Xuseen Saciid

Axmed-Kaamil Xuseen Cidi-Lixaab

Maxamuud Axmed Xasan Maamaale

Eng Cabdulaahi Maxamed Barre

Mahad Cabdiraxmaan Cabdi Odacad iyo Famiilkiisa

Maxamed, Sharmaarke & Cabdifataax Yusuf Xaraare iyo Familkiisa

Reer Maxamed Faarax Xirsi

Reer Maxamed Abshir Cali Wayrax

Reer Aaden Dheere

Reer Dhuux

Reer Faarax Xirsi

Reer Cabdikariim Sheekh Cumar

Reer Sheekh Faarax

Cali Daahir Yuusuf Garre

Axmed Geftin Yusuf

Cabdiraxmaan Aaden Galaal

Shiine Ciise Muuse

Cabdixakiim Cabdulaahi Afgandheedle

Saalax Yaasiin Cali-Wayrax

Axmed Jaamac Caloolay

Iyo Dhamaan ehelka iyo qaraabadda oo dhan waxay uga tacsiyeeynayaan Reer Xaaji Diiriye geeridii ku timid Marxuumad Maryan Xaaji Diiriye oo ku geeriyootay magaalada Qaahira ee dalka Masar, Waxayna eebbe uga tuugayaan Marxuumadda inuu Janadiisii Fardowso ahayd uu ka waraabiyo ehelkii, asxaabtii iyo qaraabadii ay ka geeriyootayna uu ilaahay ka samir siiyo.

Aaamiin…………………………………Aamiin…………………..Aamiin

 

 

Wacaal Media

Wacaalmedia@hotmail.com

5 Responses for “Tacsi: Maryan Xaaji Diiriye oo ku geeriyootay Magaaladda Qaahira”

  1. Shucayb says:

    allaha u naxariisto eedo maryan xaaji diiriye familkiina ilaahay haka samir siiyo

  2. Daadir Xasan says:

    INAA LILAAHI WAA INAA ILAHYHI RAAJICUUN ILAAHAY HA U NAXARIISTO MARXUUMAD MARYAN XAAJI DIIRIYE EHELKII AY KA TAGTAYNA SAMIR IYO IIMAAN ILAAHAY HAKASIIYO KHAAS AHAAN REER HAAJI DIIRIE

    IYADANA ILAAHAY HA UGU BISHAAREEYO JANADII FARDOWSO AHAY AAMIIN

  3. Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun ..

    Eebe ha u naxariisto Eedo maryan haji diiriye qaraabadana dhaaman samir iyo Iimaan ilahy haka siiyo ..
    Danbigeedana eebe ha dhaafo amiiiiiiiiiiin ,,

  4. Abdirahman said says:

    Allaha unaxaristo ayeyo maryan janadina allaha kawarabiyo ehelkii iyo qarabadii ay ka dhimatay samir iyo iiman allah kasiyo

Leave a Reply