Wasiir katirsan xukuumadda Jibuuti oo soo dhoweeyay wafdigii C/weli Gaas ee Jibuuti gaaray (Sawirro)

Jibuuti, Wacaal Media 

Gaas oo uu soo dhaweeyay Wasiir katirsan xukuumadda Jibuuti

Gaas oo uu soo dhaweeyay Wasiir katirsan xukuumadda Jibuuti

Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Maamul goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo caasumaad rasmiya ka helay madaxda Jabuuti ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Jibuuti kusoo dhoweeyay qaar kamid ah golaha wasiiradda xukuumadda Jibuuti.

Madaxweyne Gaas oo Garoonka diyaaradaha looga soo qaaday Bas ay leedahay shirkadda gaadiidka ee Jibuuti

Madaxweyne Gaas oo Garoonka diyaaradaha looga soo qaaday Bas ay leedahay shirkadda gaadiidka ee Jibuuti

Garoonka diyaaradaha magalada Jabuuti wafdiga uu horkacayo Dr.Gaas waxaa kusoo dhaweeyay wasiiro Jabuuti ka tirsan.

Wasiirka dib u dhiska Puntland C/rashiid M Xirsi oo wada Boorsada Madaxweyne Gaas taasi oo cadeeynaysa in Gaas aysan la socon Xog-hayn

Wasiirka dib u dhiska PL C/rashiid M Xirsi oo sida Boorsada Cabdiweli Gaas taasi oo cadaynaysa in Gaas aysan la socon Xog-hayn

Waxaa lagu wadaa Gaas inuu madaxtooyadda Jabuuti kula kulmo madaxda wadankaasi oo ay ugu horeeyaan madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle iyo Cabdiqaadir Kaamil Maxamed waxayna ka wada hadli doonaan sidi loosii xoojin lahaa wada shaqaynta iyo xiriirka Jabuuti iyo maamul goboleedka Puntland ka dhaxeeya.

Sidoo kale Gaas ayaa kulan saacado qaadan doono la yeelan doono rugta ganacsiga Jabuuti iyo waliba Soomaalida halkaasi ku dhaqan.

Inta uusan gaarin Gaas Jabuuti waxa uu sii maray dalka Itoobiya oo uu uga sii duulay Jabuuti.

Daawo Sawirada.

124567891112131415161718192021

Wacaal Media 

Xafiiska wararka Garowe

14 Responses for “Wasiir katirsan xukuumadda Jibuuti oo soo dhoweeyay wafdigii C/weli Gaas ee Jibuuti gaaray (Sawirro)”

  1. Cabdi Olol says:

    gaas waa la rabay in bahdilad intaasi le eg ay ku dhacdo hada kahorna axmed amdoobe iyo faroole ayaa shirkii buruselis sidaan oo kale bas la saaray.

    gaas wuxuu xukumaa laba gobol oo puntland ah micno uguma fadhiyo dowladda Jabuuti ismaaciil cumar geelena ismaba arki karaa

    meesha wuxuu u tagay shaxaad

  2. xaaji guure says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walle ina cumar geelle waa geesi maba uu ogo inuu gaas imaanayo isaga ayaa is qor qoraya oo shalay marku baxayay lahaa casumaad rasmi ah ayaa ku baxaya waxaa ka dhacday in bas lagu aruuriyo sidii filibiinees shaqo loo keensaday jabuuti iyo in dad low quality ah loogu diro ayraboorka.
    kaaga sii daran gaas wuu samri la yahay wuxuu sii fiirinayaa wali baskii dheeraa ee lagu soo qaaday

  3. sahal says:

    kkkkkkkkkkkkkkkk….. bahdilaad haday Wax taray so maanata ilayar ayaa bah dialan oo eelay maciin biday saxxiabyaal waxbo calaacalaka iska dhafaa……marna waa nala xasuuqay axmed madoobe morgan iyo gabyoow oo kaluu udhaqmay iyo derbiyo madax ku garaax……. guntii ilak yar mayagabo hadli kara ayaga meel walbo ku bahdilanee……

  4. fartuun says:

    waa maxay bahdilka aad sheegeysaan. buska waxa ku qoran iyo baska gadaashiisa eega xoolaa tihiin. waa iska qoslayaan waa dad iska buga dadkaan. buska eleboorka diyaarada iyo terminalka dhexdiisa ayuu u kala socdaa wasiirada ayey isla soo raaceen ilaa terminalka. wasiir haduu soo dhaweeyo ama madaxweyne haduu soo dhoweeyo what is different dowlad jabuuti uun soo ma soo dhaweeyn. xasan culusoow iyo cabduweli xiirane iyagana wasiir ayaa kusoo dhaweeyo ethiopia markee tageen iyaduna ma bahdil baa. kolkaa axsan bahdilka jabuuti ayaa la qaatey iyo tan ethiopia kkkkkkkk waan iska fahmaya waad ka xun tihiin in Gaas uu jabuuti casumaad ka helay, xasadku waa waxa dhibka uga bixi ladihiin caqli la aanta idiinku sabab ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. fartuun says:

    waa maxay bahdilka aad sheegeysaan. buska waxa ku qoran iyo baska gadaashiisa eega xoolaa tihiin. waa iska qoslayaan waa dad iska buga dadkaan. buska eleboorka diyaarada iyo terminalka dhexdiisa ayuu u kala socdaa wasiirada ayey isla soo raaceen ilaa terminalka. wasiir haduu soo dhaweeyo ama madaxweyne haduu soo dhoweeyo what is different dowlad jabuuti uun soo ma soo dhaweeyn. xasan culusoow iyo cabduweli xiirane iyagana wasiir ayaa kusoo dhaweeyo ethiopia markee tageen iyaduna ma bahdil baa. kolkaa axsan bahdilka jabuuti ayaa la qaatey iyo tan ethiopia kkkkkkkk waan iska fahmaya waad ka xun tihiin in Gaas uu jabuuti casumaad ka helay, xasadku waa waxa dhibka uga bixi ladihiin caqli la aanta idiinku sabab ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Gamuure says:

    hahahhahaha madax juglay waan kula jeclaa inaad meel xun joogtid cabdiweli gaas waa la jeclaa dhibaatada uu ka talinayay in maantay sidaas loo bahdlio caqli xumidiisa wuxuu rabay cid ka sareeysa wasiier in loogu soo diro garoonka miyaa caqli yare

    madaxweynaha jabuuti kaliyo wuxu gegida diyaaradaha ugu imaan karaa madaxweyne xasan sheekh maxamuud, gaas wuxuu lamid yahay barasaabka gobolka carta ee dalka jabuuti sidaas ula soco

  7. f_†orres says:

    ilkayarta way jeclaan lahayd in c/wali la bahdilo laakin bahdil hala sugaan
    iminka bahdil iima muuqdee jabuuti PunTLand baa ka weyn kana kheyrad
    badan kana dad badan, Iyadaanba waxba cid ka bi in karin, waxaase iigu
    daran ciyaalka reer baadiyaha ee somalia wax kaso qora, Horta Hore ma
    jiraa Bus airapor ka baxo oo magaalo dad geeya, waa maya, Bus-kaan
    waa kan dadka diyaarada ka qaada oo geeya meelaha baabuurtu iman
    karto qofkii jabuuti tagay ayaana fahmi karo iyo kii reer magaal ah, marka
    waxey rabaan inay dhahaan buss kaan baa magalaadii lagu geeyey,

  8. Warbac says:

    Ilkayar marba af ku hadla shalay waxaad baryayseen president gaas inuu tuuladiina coonwaaq punt land ku daro inta Aan hawiye idinka qaadan tuuladiina gasjada ah imminka a ninkii aad baryayseen baad waxa sheegaysaan,ilkayar awelba midgo ayeey ahaayeen ,xataa afweyne midgaan buu ahaa.

  9. qadhoon. says:

    ninba meesha bugtaa isagay balbashaa walee mareexaan ma waantoobo,basbaa lasaaray iyo waxaan loo joogin haku mashquulaan.waligiinba nacnacleeya walee rag waa tashaday idinkuna waxaad ku mashquusheen heeraale iyo wax laga tagay war dadkiina wax la qaybsada oo hayswareerinina,juba-land iyo buntland way tashadeene kakaca banaanka boodhka badan oo tolkiin wax la qaybsada sidani dan idiin ma ahee,war yaa ilaahay yaqaan oo mareexaan wax faham siiya walee waayaab.walee reer aan ogahay ma guuro..

  10. This is another manifest to ignorant and uneducated you are. Bus-ka hortiisa waxa ku qoran fiiriya (VIP) waxuuna kasoo qaaday Diyaarada illaa terminalka waxaana soo dhaweeyey M/weynaha dhawr wasiir oo ka tirsan dowlada Djibouti ee maxaa bahdilaad ah??? Mase la socotaan Djibouti iyo waxa ay kala yihiin? of course Djibouti waa Dal maxabanaan oo aqoonsi caalamiya haysta laakiinse xaqiiq-da dhabta ah ma la socotaa in comparison with Puntland??? Midgo Daarood wallee C/weli wanaag badan buu idin la jeclaa laakiin hadii afxumadaani sii socoto ma aqaan. Nin weyn oo wax badan og baan ahay and we shall see”

  11. caaqil says:

    kkkkkkk WAR MAREEXAANKII WAA QARACAN VIVA KABLALAX WALEE MEEL CIDLA AH BAY IDIINKA TAGEEN MEEL WALBANA WAA LA IDINKU GUMAYNAYAA ILAA AAD JILBAHA QABSATAAN KABLALAX AHAHAHAHAHAHAHAHAH VIVA CABDIWELI WAA NINKA DADKIISA DALKIISA SHARAFTAAN ARKAY KULEH HAL NIN OO ISAGOO KALA AH LAIDINKAMA HELAYO REER BAADIYAAL BAAD WADA TIHIIN EE TUULOOYINKIINA KA XAABADA KA SOO GURA AHAHA

  12. Dhalinyarada Hiiraan says:

    Soomaaliyeey maxaad ka faa’iidaan cayda iyo aflagaadada
    maxaa idiinku dira madaxdiina ama dadka magaca leh
    cabdi weli gaas wuxuu ahaadaba waa nin masuulnimo loo doortay, waana nin siyaasi ah
    maxaa idiin daba dhigay wixii soo dhaweynayo ,
    Jabuti waa dad walaalaheena ah oo soomaaliyeed , sidey rabaana wey noo soo dhaweyn karaan waana u mahadcelineynaa mar walba, weliba sidey inoo garab istaageen hadaan soomaali nahay gaar ahaan hadaan reer hiiraan nahay,
    kuwa caytamaya oo madaxweynaheena xasan culusow ku waashay isku xishooda
    ma waxaad rabteen in uu ina adeerkiin madax weyne noqdo , mise mid qabiilkiina ah ceeb
    qofkii la soo doorto ama wadankeena ama gobaladeena waa in aan aqoonsanaa oo weliba ixtiraamnaa
    sharaftoodana aan meel looga dhicin , kuwa jirada ay hayso Ilaahay ha caafiyo
    Soomaali waa mid

  13. PUNTLANDER says:

    http://puntlandi.com/madaxweynaha-dowladda-puntland-cabdiweimaxed-cali-gaas-oo-safar-shaqo-ku/
    HHHHH DAAWADA GAARIGA AIRPOSKA LOOGA SOO QAADEY CUQDADA ISKA DAAYA ILMA ADEERAYAALOW

Leave a Reply