Buugga Tacsida ee Maxamed Khalaf Aaden Shoongale (Riix Halkaan)

Muqdisho-Wacaal Media
 
Sawir: Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo gacan qaadaya Marxuum Shoongale bishii May ee sanadkaan

Sawir: Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo gacan qaadaya Marxuum Shoongale bishii May ee sanadkaan

 
Fariimaha Tacsidda ee Marxuum Maxamed Khalaf Aaden (Shoongalle)
 
Gudiga Olombikadda Soomaaliyeed, Bahda isboortiga, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Waxgarad ay kamid yihiin
 
Axmed Jamac iyo xaaskiisa

Mahad Cabdiraxman iyo xaaskiisa

Cabdifataax Axmed Jamac iyo xaaskiisa

Maxamed Yusuf Xaraare iyo xaaskiisa

Sharmaarke Yusuf Xaraare iyo xaaskiisa

Cabdifataax Yusuf Xaraare iyo xaaskiisa

Raabaca Macalin Axmed xaaskii Yusuf Xaraare (AUN)

Cabdullahi Yusuf Xaraare iyo xaaskiisa

Luujiyo Yusuf Xaraare, Layla Yusuf  Xaraare iyo Odageeda

Axmed Yusuf Xaraare iyo xaaskiisa

Muna Yusuf Xaraare iyo odageeda

Khadar Yusuf Xaraare iyo xaaskiisa

Dr Cusmaan Xaraare iyo xaaskiisa iyo caruutiisa
 
Cabdi-deeq Aaden Dheere
 
Dr Cabdiraxmaan Cunaaye
 
Xuseen Diiriye Afrax
 
Aaden Xirsi Jaango’an
 
Duraan Faarax
 
Saciid Cayroow
 
Axmed-nuur Sayga Ruushka
 
Shiine Gugaad
 
Cabdulqaadir Camuudi
 
Cabdulqaadir Biyoolay
 
Maxamed Ismaaciil
 
Col Cabdullaahi Aflahaare
 
Sheekh Xuseen Jaamac Dheere
 
Maxamed Digeeye
 
Khaliif Jaamac Cabdulle Gaabo
 
Cali Cabdulle Ismaaciil (Cali Caymis)
 
Cabdiinuur Jaamac Xasan
 
Prof. Cabdirasaaq Axmed Guray
 
Axmed Sheekh Faarax
 
Prof. Cumar Shire iyo xaaskiisa Yurub Cabdi
 
Maxamed Cabdi Yusuf
 
Suldaan Maxamed Axmed Cabdulle
 
Daauud Cabdikariim Sheekh Cumar
 
Cilmi Yusuf Gasaawe
 
Cabdulaahi Axmed Guray
 
Colonel Xasan Caabbi Maxamed
 
Maxamed Aaden Dheere
 
Yaxbul Aaden Dheere
 
Maxamed Cabdikariim Sheekh Cumar
 
Maxamed Maxamuud Xaaji Diiriye
 
Dhamaan Reer Aaden Dheere
 
Dhamaan Reer Xaaji Diiriye
 
Dhamaan Reer Sheekh Cumar
 
Xaliimo Kulmiye Guray
 
Axmed Yusuf Jiilaal
 
Cabdiraxmaan Cali Suubiye
 
Cabdulaahi Maxamed Barre-Bad Bad & Qoyskiisa
 
Cabdirasaaq Daahir Aaden Galaal
 
Axmed-Deeq Kadawe
 
Cabdi Maxamuud Faarax
 
Maxamed Xasan Kulmiye
 
Cali-Daahir Yusuf Garre
 
Axmed Geftin Yusuf
 
Axmed Jaamac Caloolay
 
Maxamuud Axmed Xasan (Maamaale)
 
Faarax Baashi Faarax
 
Yusuf Faarax Xasan
 
Cabdixakiim Cabdi Ismaaciil (Ilkodhagax)
 
Saciid Axmed Oday
 
Cabdirasaaq Sheekh Maxamuud Aw Faarax
 
Mulki Cabdulaahi Faarax
 
Idiris Xuseen Yusuf
 
Aamina Saalax Jaamac
 
Sahra Xuseen Saciid 
 
Dhamaan dadkaas iyo kuwa kale oo badan oo dhambaalo Tacsi ah soo gaarsiiyay Wacaal.com waxay ka tacsiyaynayaan geeridii ku timid Marxuum Maxamed Khalaf Aaden (Shoongale) oo 08 Luulyo ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho.
 
Waxay eebbe uga beryayaan marxuumka inuu Janadii Fardowso ahayd uu ka waraabiyo Ehelkiisii, asxaabtii iyo Bahdii Sportiga ee uu ka tirsanaana uu Samir & Iimaan uu kasiiyo.
 
Waxay si khaas ahaaneed dhanbaalkaan Tacsida ah ugu dirayaan Reer Shoongale, Reer Khalaf Aaden, Reer Faarax Xirsi & Axmed Kaamil Xuseen Cidi-Libaax.
 
Marxuumku wuxuu ahaa halyay qaran, wuxuu ahaa aabihii Isboortiga Soomaaliya, wuxuu noqday Kabtankii ugu horeeyay ee uu yeesho xulka qaranka Soomaaliyeed sanadi 1953-dii, wuxuu sidaas oo kale muddo dheer Xubin ka ahaa Gudiga Olombikadda Soomaaliyeed, isagoo Madaxna ka noqday Sportiga Soomaaliyeed ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.
 
Cinwaanadda Hoose waa Warbixinno la xiriira Geeridda Marxuumka:
 
 
 
 
 
 
 

12 Responses for “Buugga Tacsida ee Maxamed Khalaf Aaden Shoongale (Riix Halkaan)”

  1. Ubax Jama says:

    allaha u naxariisto adeer shangolo nin magac iyo miisaan leh ayu ahaa ilaahay haku irsaaqo janadiisa warasadii uu ka tagayna ilaahay haka samir siiyo

  2. Biixi says:

    allaa yaa raxma nin qaali ah ayuu ahaa rabbi ha ugu deeqo janatul fardowsal aclaa

  3. Bishaar doolaal says:

    eeboow u naxariiso maxamed khalaf shangole nin qaran ayuu ahaa waa la tabi doonaa, dadnimadiisii karaamadisii howl karnimadiisii iyo soomaalinimadisii

  4. AXMED JAAMAC says:

    RABI HA UGU DEEQO JANADIISA EHELADII IYO WARASADII UU KA TAGAYNA HAKA SAMIR SIIYO.
    NINA MA DHAAFI DOONTO GEERIDU WAA XAQ WAA AY NA WADA SUGAYSAA ILAAHAY HA INAGA YEELO KUWII KITAABKOODA LAGA SIIYO GACANTA MIDIG QABRIGANA SU,AASHU U FUDUDAATO

  5. m. Hussein says:

    Allaha u naxariisto

  6. Abdi Deeq Aden Yusuf says:

    Innaa liLaahi wa innaa ileyhi raajicuun. Shoogole illaahey dambigiisa ha dhaafo, Jannatul Fardowsana Rabbi hoygiisa ha uga dhigo. Qoyska Shoongole, dhammaan reer Khalaf Aden, iyo asxaabtiisa badan, waxaan idin leeyahay samir iyo iiman.

  7. Mohamed abdikarim says:

    Illahey ha u naxariisto captan shangole, dowlada xafiisyadii bomku yaalo iyada in loo tacsiyeeyo u baaham , tacsi laga sugi mayo ee iyaga alla hagaransiiyo wadaniyada iyo masuuliyadooda

  8. HASSAN NOOR HAJI says:

    للهم اغفر له وارحمه ، وعافه واعف عنه ، لقِّه الأمن والبشرى والكرامة والزلفى ، اللهم إن كان محسناً فزد في حسناته ، وإن كان مسيئاً فتجاوز عن إساءته ، اللهم اغسله بالماء والثلج والبرد ، نقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس ، أبدله أهلاً خيراً من أهله ، وداراً خيراً من داره ، وجيراناً خيراً من جيرانه ، اللهم لا تحرمنا أجره ، ولا تفتنا بعده ، واغفر لنا وله

  9. ciiraale says:

    allaha unaxariisto awoowe Mohamed Aden Khalaf Shangole janadiina allaha kawaraabiyo marxuunka samir iyo iimaan allaha kasiiyo ehelkii qaraabadii uu ka tagay iyo umada soomaaliyeed

Leave a Reply