http://www.wacaal.com/2014/09/12/sareeye-gaas-jenaral-maxamed-xuseen-daauud-xiirane-oo-ku-geeriyooday-colombus-usa/

Tacsi: Geeridda Caaqil Axmed Sheekh Aaden oo laga Tacsiyeeyay

Minneapolis-Wacaal Media

Allaha u Naxariistee waxaa Maalinimadii Isniinta Magaaladda Mineeapolis ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Caaqil Axmed Sheekh Aaden Guud-Cad.

Wax-garad iyo Cuqaal meelo kale gedisan jooga ayaa nasoo gaarsiiyay Fariimo ay kaga  tacisyaynayaan geerida ku timid Caaqil Axmed Sheekh Aaden, ehelkii, qaraabadii iyo Qoyskii uu ka geeriyoodayna waxaa ALLE looga beryayaa inuu samir & Iimaan uu ka siiyo, isna uu hoygiisa ka dhigo Janatul Fardowsa.

Waxaa Tacsidaan diraya:

Suldaan Maxamed Axmed Cabdulle 

Caaqil Carten Xaaji Jimcaale

Maxamed Aaden Dheere

Cabdinuur Jaamac Xassan

Cabdullaahi Axmed Koolac

Cawiif Maxamuud Cawaale

Maxamed Cabdi Yuusuf

Colonel Xasan Caabbi Maxamed

Dr Cismaan Axmed Xaraare

Axmed-Kaamil Xuseen Cidi-libaax

Daa’uud Cabdikariim SheekhCumar

Maxamed Yuusuf Xaraare

Cabdulqaadir Maxamed Warsame (Jiniboqor)

Muxiyadiin Maxamed Warsame (Abuuraas)

Axmed Geftin Yusuf

Cabdideeq Aaden Dheere

Yaxbul Aaden Dheere

Cabdixakiim C/laahi Afgabdheedle

Dhamaan Reer Aaden Dheere

Dhamaan Reer Dhuux

Yusuf Axmed Bayle

Maxamuud Axmed Xasan (Maamaale)

Cabdullaahi Maxamed Barre Bad-Bad

Shiine Ciise Muuse

Cali-Daahir Yusuf Garre

Maxamuud Yusuf Garre

Xeef Sheekh Faarax

Axmed-deeq Kadawe

Yusuf Faarax Madoobe

Saciid Cabdikariim 

Axmed Jaamac Caloolay

Mahdi Cabdiraxmaan Odaycad & Dad kale oo badan

Dhamaan dadkaas iyo kuwa kale oo badan waxay ka tacsiyaynayaan geerida ku timid Allaha u Naxariistee Caaqil Axmed Sheekh Aaden oo Isniintii ku geeriyooday Magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka.

Eebbe gacanta Midig haka siiyo kitaabkiisa, ehelkiisii oo idilna allaha ka samir siiyo.

Aamiin—————————–Aamiin……………………………….Aamiin

 

Wacaal Media,
Wacaalmedia@gmail.com

6 Responses for “Tacsi: Geeridda Caaqil Axmed Sheekh Aaden oo laga Tacsiyeeyay”

  1. Cabdalle says:

    Alla yaa arxam.

  2. Bicir says:

    rabi haka waraabiyo naxariistiisa jano caaqilka, caruurtiisiina ilaahay haka samir siiyo aamiin

  3. diraac says:

    aamin alaha u raxmado adeer

  4. illahay naxariistii jano haka waraabiyo ehelkii iyo qaraabaduu ka dhintayna samir allaha kasiiyo amiin

Leave a Reply