Waxaan akhristayaasheena sharafta leh usoo gudbinaa habeen kasta oo Jimce soo galayo mid kamid ah muxaadarooyinka ay jeediyeen culumada waawayn ee dalkeena Soomaliya, waxaanu todabaadkaaan usoo gudbinaynaa muxaadaro cinwaankeedu yahay:Aafada Warbaahinta waxaana soo jeedinaya Sheekheena Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun. Wacaal Media Network Wacaalmedia@hotmail.com








