Home » mainmenu You are browsing entries filed in “mainmenu”

Wasiir C/kariin Xuseen Guuleed “Odayaasha Dhaqanka Waxay Saldhig u Noqon Doonaan Dhismaha Maamulada Gobollada Dalka”

Wasiir C/kariin Xuseen Guuleed “Odayaasha Dhaqanka Waxay Saldhig u Noqon Doonaan Dhismaha Maamulada Gobollada Dalka”

Muqdisho, Wacaal Media Network Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee Dawlada Federaalka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in dhismaha maamulada gobollada ee dalka lala kaashanayo odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed si loo helo maamulo dhameystiran oo wada metela dhammaan bulshada Soomaaliyeed. Wasiirka oo ka hadlayey kulan dhexmaray wasaaradiisa iyo odayaashii dhaqanka ee soo xulay baarlamaanka [...]

June 19 2013 | Posted in mainmenu, Wararka | Read More »

Ciidamada Amisom Iyo Al Shabaab oo Xalay Dagaal uu Ku Dhexmaray Duleedka Beledweyne

Ciidamada Amisom Iyo Al Shabaab oo Xalay Dagaal uu Ku Dhexmaray Duleedka Beledweyne

Beledweyne, Wacaal Media Network Iska horimaad kooban ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dib markii xoogaga ururka Al Shabaab ay weerar ku soo qaadeen saldhigyo ciidamada Jabuuti ee Amisom ay ku leeyihiin duleedka magaalada Beledweyne. Wararka naga soo gaaraya magaalada ayaa sheegaya in iska horimaadka uu ahaa [...]

June 19 2013 | Posted in mainmenu, Wararka | Read More »

Guddoomiye ku Xigeenkii Maamulkii KMG Kismaayo oo Dhaawaciisa Loo Qaaday Nairobi [Faahfaahin]

Guddoomiye ku Xigeenkii Maamulkii KMG Kismaayo oo Dhaawaciisa Loo Qaaday Nairobi [Faahfaahin]

Guddoomiye kuxigeenkii maamulkii ku-meelgaarka ahaa ee magaalada Kismaayo Yaasiin Nuur [Yaasiin Raadeer] oo shalay ku dhaawacmay iska horimaad ka dhacay afaafka hore ee dekeda magaalada Kismaayo ayaa dhaawaciisa loo duuliyey magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Saraakiisha amaanka Kismaayo ayaa sheegay in dhaawaca Yaasiin Raadeer lagu hayey isbitaal ku yaalla garoonka diyaaradaha Kismaayo kaasoo ay leeyihiin [...]

June 19 2013 | Posted in mainmenu, Wararka | Read More »

DHAGEYSO + WARBIXIN: Wasiirka Arrimaha Gudaha Dawlada Federaalka oo Si Faahfaahsan uga Hadlay Qorshaha Xukuumadda Ee Dhismaha Maamulada Dalka

DHAGEYSO + WARBIXIN: Wasiirka Arrimaha Gudaha Dawlada Federaalka oo Si Faahfaahsan uga Hadlay Qorshaha Xukuumadda Ee Dhismaha Maamulada Dalka

Muqdisho, Wacaal Media Network Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa kulan magaalada Muqdisho kula qaatay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay baarlamaanka federaalka ee hadda jira kuwaasoo wasiirka ay ka wada hadleen sidii ay xukuumada ugala shaqeyn lahaayeen dhismaha maamulada dalka iyo dib [...]

June 19 2013 | Posted in Codad, mainmenu, Wararka, Warbixin | Read More »

Muqdisho Diyaar Uma ahan in Soomaaliya isu soo noqoto (Waxaa Qoray Dr Idris Maxamed Khalaf)

Muqdisho Diyaar Uma ahan in Soomaaliya isu soo noqoto (Waxaa Qoray Dr Idris Maxamed Khalaf)

Nairobi, Wacaal Media Network                                                                                                       [...]

June 18 2013 | Posted in mainmenu, Maqaallo, Wararka | Read More »

Garsoore Soomaaliyeed oo Dhexdhexaadinaya Ciyaarta Furitaanka Koobka CECAFA

Garsoore Soomaaliyeed oo Dhexdhexaadinaya Ciyaarta Furitaanka Koobka CECAFA

Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish Xaaji yabarow ayaa daqiiqado ka hor loo magacaabay in uu dhex dhexaadiye ka noqdo cayaarta furitaanka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo barri ka furmaya gobalka South Gordofan ee dalka Sudan. Garsooraha iyo caawiyeyaashiisa ayaa galabta lagu magacaabay kulan ka dhacay magaalada Kadugli. Cayaarta furitaanka ee tartanka [...]

June 18 2013 | Posted in mainmenu, Sports, Wararka | Read More »

Beelaha Hawiye oo Shir ku qabtay Muqdisho kaas oo ay uga hadleen Jubooyinka eedayna ujeediyay dowladaha Ethiopia iyo Kenya

Beelaha Hawiye oo Shir ku qabtay Muqdisho kaas oo ay uga hadleen Jubooyinka eedayna ujeediyay dowladaha Ethiopia iyo Kenya

Muqdisho, Wacaal Media Network Kulan lagu qabtay maantay Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay qodobo ay kamid ahaayeen baaq loo jeediyey dowladaha deriska la ah Soomaaliya, khaas ahaan Kenya iyo Ethiopia, arimaha Jubooyinka oo ahayd mowduuca ugu muhimsan ee loo qabtay shirkaan iyo qodobo kale, shirkaas oo ay soo qaban qaabiyeen Beelaha [...]

June 18 2013 | Posted in Codad, mainmenu, Wararka | Read More »