Waxaa dhowaan dhicisoobey Mooshin qorsheysan oo la doonaayey in lagu rido Xukuumada curdanka ah ee uu hoggaamiye Ra’iisul Wasaare Abdi Farah Shirdon ( Saacid). Inuu Mooshinkaas dhicisoobo mahadeeda waxaa iska leh Alle SWT, amaanteedana waxaa iska leh Shacabka Soomaaliyeed, asagoo gudaha iyo dibadaba ka qeyliyey mooshinkaas ay soo agaasimeen Xildhibaan-xumayaal ku caan baxay fidno joogto [...]








