Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Gudoonka cusub ee xiriirka kubadda gacanta oo lagu doortey Muqdisho + sawiro

Gudoonka cusub ee xiriirka kubadda gacanta oo lagu doortey Muqdisho + sawiro

  Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta lagu qabtey Hotelka Shamow ee magaalada Muqdisho,iyadoo ay kasoo qeybgaleen dhamaan kooxaha hoos taga xiriirka,madax ka socota GOS,bahda saxaafadda iyo marti sharaf kale. Shirweynaha oo lagu dooranayey gudoonka cusub ee Xiriirka kubadda Gacanta ayaa waxaa halkaasi lagu soo bandhigey waxqabadkii xiriirkaasi mudadadii 4-ta sano ee lasoo [...]

May 19 2013 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

Kubadda gacanta weli Eenoow ayey u baahan tahay!! + sawiro‏

Kubadda gacanta weli Eenoow ayey u baahan tahay!! + sawiro‏

Iyadoo inta badan xiriirada kala duwan ee hoos taga gudiga olombikada Soonmaaliyeed ee GOS ay ku shaqeynayeen marxalado adag oo aysan jirin hey’ado ama meelo kale oo ay ka helaan dhaqaale lagu hormarinayo ciyaarahaasi,ayaa hadana qaarkood waxay guntiga dhiisaha isaga dhigeen inaysan baaqan qabashada tartamada gudaha hadii ay noqon lahayd horyaal,koobka koobabka,tartamada Dugsiyada iyo tartamo [...]

May 19 2013 | Posted in Maqaallo, Sports, Wararka | Read More »

FIFA delegation shows satisfaction at the end of Djibouti tour

FIFA delegation shows satisfaction at the end of Djibouti tour

A high profile delegation of four strong development officers from the world football governing body FIFA has concluded a five-day long assessment trip to the horn of African football growing nation of Djibouti declaring their satisfaction with the tangible football progress and commitment of FDF authorities. During the historical visit, the strong FIFA delegation held [...]

May 19 2013 | Posted in English News, Sports | Read More »

Tartan Ciyaareed lagu maamuusayay 15-ka May oo lagu soo gaba gabeeyay degmada Dharkeenley (Daawo Sawirro)

Tartan Ciyaareed lagu maamuusayay 15-ka May oo lagu soo gaba gabeeyay degmada Dharkeenley (Daawo Sawirro)

Tartan Ciyaareed lagu maamuusayay 70-guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay Ururkii gobonimo doonka ee SYL ayaa lagu soo gaba gabeeyay degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir. Tartankan ciyaareedkan oo ay soo qaban qaabisay Hey’adda CCD ayaa oo isugu jiray Kubada Cagta, Xarig Jiid, Ukun ku orod iyo Jawaan lugaha loo geliyay dhalinyaro, dabadeedna lagu [...]

May 18 2013 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

Qormo: Sidee loo noqdaa maamule Isboorti Wadaniga dhabta ahoow dhugo

Qormo: Sidee loo noqdaa maamule Isboorti Wadaniga dhabta ahoow dhugo

Qoraalkani ma ahan mid laab la kac ah, mana ahan mid cid wax looga sheegayo  laakin waaa qoraal loogu tala galay in looga horgato dad usoo dhar-dhigtay been sheegid, iska hor keen umada Soomaaliyeed, dib u abaabul barnaamijkii qabiilka ee waa hore leyska ilaaway, af-lagaadeyn masuuliyiin qaran iyo been sheegid iyadoo qur’aanka kariimka ee aan [...]

May 18 2013 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

Xiriirka K/Gacanta Soomaaliya oo beeniyay warar laga faafiyay Guddoomiye Eenow

Xiriirka K/Gacanta Soomaaliya oo beeniyay warar laga faafiyay Guddoomiye Eenow

War ka soo baxay Xiriirka K/Gacanta Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warar dhowaan laga faafiyay Guddoomiyaha Xiriirka K/Gacanta Md. Maxamed Xuurshe Xasan (Eenow) isla markaana lagu soo saaray qaar ka mid ah Websityada Soomaalida, wuxuuna Xiriirku sheegay in warkaasi uu yahay mid la dhoodhoobay oo aan sal iyo raad toona lahayn. “Nasiib darada ku habsatay dalkeena [...]

May 14 2013 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

Somali FA organizes professional sports medicine workshop for local nurses

Somali FA organizes professional sports medicine workshop for local nurses

Somali Football has on Wednesday launched a two-day sports medicine workshop for medical university students, hospital nurses and volunteers from Somali Red Crescent society in a bid to increase the quality and quantity of its own professional sports medicine volunteers across the football growing country. Somali Football Federation Secretary General Abdi Qani Said Arab who [...]

May 9 2013 | Posted in English News, Sports | Read More »