Muqdisho, Wacaal Media Network Dowladda Sierra Leone waxay ciidamo gaaraya 850 Askari usoo diraysaa Soomaaliya si ay qayb uga noqdaan ciidamadda nabad ilaalinta midowga afrika ee jooga Soomaaliya. Ciidamadaan Sierra Leone waxaa la dejin doonaa goboladda Jubooyinka iyo Gedo waxayna noqon doonaan kuwa ugu dameeya ee kusoo biira ciidamadda nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ee soomaaliya jooga. [...]
(Daawo Wareysi Muuqaal ah) Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo sheegay in reer Gedo ay taageersan yahiin Shirka Kismaayo ka socda
strong>Kismaayo, Wacaal Media Network Tan iyo markii lagu dhawaaqay shirka Maamul u samaynta Goboladda Jubooyinka iyo Gedo, ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya in qaar kamid ah waxgaradka Maamulka gobolka Gedo aysan shirka taagersanayn ayna kasoo horjeedaan, hadaba maantay ayaa Wacaal Media Network waxaa wareysi khaas ah la yeelatay Gudoomiyaha Gobolka Gedo Xuseen Sheekh Cabdi [...]
Wiil mucjiso ah oo ku dhashay magaalada Boosaaso + Video
Isbitaal ku yaala magaalada Boosaaso waxaa dhowaan ku dhashay wiil mucjiso ah oo aan lahayn gacmo iyo lugo, waxaana arrintaasi ka warbixiyay Dr. Yaasiin Faarax Cartan oo isbitaalkaasi ka howlgala. Wiilkan yar ayuu sheegay dhaqtar Yaasiin inuusan lahayn gacmo iyo lugo, wuxuuna intaasi raaciyay in caafimaadka wiilka uu wanaagsan yahay kaddib baaritaanno caafimaad oo ay [...]
Neef Ari ah oo maxkamad lagu soo taagay wadanka Australia (Daawo Video)
Maxkamad ku taala magaalada Sydney ee wadanka Australia ayaa la soo taagay neef Ari ah oo lagu magacaabo Gary The Goat isla markaana uu leeyahay majaajiliiste u dhashay wadankaasi kaasi oo lagu magacaabo James Dezarnaulds. Rida ayaa maxkamad la soo taagay kaddib markii sanad kahor ay cuntay beer ubax ah oo ku taala magaalada Sydney, [...]
Daawo haweeney daroogo lagu qabtay dalka Melsia oo lagu xukumay dil toogasho ah (Daawo Video)
Haweeney 56-sano jir ah ayaa maxkamad lagu soo taagay wadanka Melsia kaddib markii lagu helay inay dalkaasi gelineysay daroogo, waxaana haweeneydaasi maxkamadda ku xukuntay dil toogasho ah. (Daawo Video) Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra) Xafiiska Warbaahinta Wacaal Media Network Muqdisho – Soomaaliya E-mail: jabriil37@hotmail.com wacaalmedia@hotmail.com
Madaxweyne Xasan Sheekh: “Qasab ayay igu noqotay inaan booqdo Minnesotta” (Daawo Video)
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maalmahaan booqasho ku jooga wadanka Mareykanka ayaa booqasho ku maraya gobolada dalkaasi, wuxuuna Madaxweynuhu tegay magaalada Minnesotta ee gobolka Mineapolis oo ay degan yihiin Soomaalida, isagoo khudbad u jeediyay dad ka badan Kun qof. (Daawo Video) Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra) Xafiiska Warbaahinta Wacaal Media Network Muqdisho [...]
Video: Notorious Somali Pirate “Big Mouth” retires
One of Somalia’s most notorious pirate leaders, known as “Big Mouth”, has said he is retiring after years of terrorising the Indian Ocean, generating millions of dollars in ransoms from seized ships. “After being in piracy for eight years, I have decided to renounce and quit, and from today on I will not be involved [...]


