Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Yaasiin Raadeer Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Maamulka KMG ah ee Kismaayo oo sheegay inuu dib ugu laabanayo Magaaladiisii

Yaasiin Raadeer Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Maamulka KMG ah ee Kismaayo oo sheegay inuu dib ugu laabanayo Magaaladiisii

Muqdisho, Waccaal Media Network                                                                                                       [...]

June 20 2013 | Posted in mainmenu, Wararka, Warbixin | Read More »

Madaxweyne Xasan “Al Shabaab Waxey Dhib ku Hayaan Shacabka Mana Naga Leexin Karaan Howlaha Nabadeynta”

Madaxweyne Xasan “Al Shabaab Waxey Dhib ku Hayaan Shacabka Mana Naga Leexin Karaan Howlaha Nabadeynta”

Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey qaraxii iyo weerarkii kooxaha argagaxisada ku sameeyeen xarunta Qaramada Midoobey ee Muqdisho ayaa yiri. “Al Shabaab waxey dhib ku hayaan shacabka Soomaaliyeed. Is qarxintii ay maanta u geysteen dadkii u soo gurmaday shacabka ee arrimaha gargaarka iyo dib u dhiska oo aan hubeysneyn waxey [...]

June 20 2013 | Posted in mainmenu, Wararka | Read More »

QM oo sheegtay in howlaha Soomaaliya ay ka wado marnaba aysan joojin doonin

QM oo sheegtay in howlaha Soomaaliya ay ka wado marnaba aysan joojin doonin

Muqdisho(Wacaal Media Network) Wakiilka gaarka ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa sheegay in Qaramada Midoobay marnaba aysan joojin doonin howlaha ay ka wadaan dalka Soomaalkiya. Mr Kay, wuxuu sheegay in waxii shalay ka dhacay magalada Muqdisho ay ahaayeen arimo mudan in lagu tusaalo qaato, islamarkaana la xaqiijiyo amaanka shaqaalaha ajaaniibta iyo kuwa Soomaaliya. [...]

June 20 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Afhayeenka al-shabaab oo sheegay in UNDP ay muddo ay qorsheynayeen inay weeraraan Khsaarahana uu ka badan yahay inta la sheegay

Afhayeenka al-shabaab oo sheegay in UNDP ay muddo ay qorsheynayeen inay weeraraan Khsaarahana uu ka badan yahay inta la sheegay

Muqdisho (Wacaal Media Network) Afhayeenka al-Shabaab Sheikh  Cali Maxamuud Raage ‘Cali Dheere’ ayaa wuxuu ka hadlau weerarkii rag ka tirsan Shabaab  ay ku qaadeen xarunta UN-ka Muqdisho . Wuxuu sheegay in weerarka uu ahaa mid ishtishaadi ah sida uu tilmaamay, waxaana uu sheegay in  ay ka gareen ujeedkii ay ka lahaayeen weerarka, isagoo tilmamay in [...]

June 20 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Gudi kormeeri doona doorashooyinka Puntland oo looga dhawaaqay magaalada Garowe

Gudi kormeeri doona doorashooyinka Puntland oo looga dhawaaqay magaalada Garowe

Garoowe, Wacaal Media Network Hay’ada Horumarinta nabada iyo cilmi baarista ee PDRC ayaa 19-kii bisha ku dhawaaqday gudi ka kooban 9 xubnood oo ay sheegtay inay kor meeri doonaan doorashooyinkooda goloyaasha deegaanka ee Puntland oo lagu wado inay qabsoomaan 15 bisha July ee fooda nagu soo haysa. Goobtii gudigaan looga dhawaaqayey ayaa waxaa goob joog [...]

June 20 2013 | Posted in mainmenu, Wararka, Warbixin | Read More »

Dukaamo ay lahaayeen Soomaalida ku dhaqan Koonfur Afrika oo loo gaystay Bililiqo iyo Soomaali la dhaawacay

Dukaamo ay lahaayeen Soomaalida ku dhaqan Koonfur Afrika oo loo gaystay Bililiqo iyo Soomaali la dhaawacay

Muqdisho (Wacaal Media Network) Sida wararka an ka heleyno magaalada capetown ee dalka Koonfur AFRICA ay shegayaan, waxaa Bililiqo baahsan lagula dhaqaaqay Dukaamo badan oo ay lahaayeeen Soomaalida sida ganacsi ahaanta u jooga dalkaasi. Ilaaa iminka inta la xaqiijiyay intu uu boobkaasi socday waxaa dhaawacyo ay ka soo gaareen  Shan (5) Ruux oo Soomaali ah [...]

June 20 2013 | Posted in mainmenu, Wararka, Warbixin | Read More »

Madaxweynaha Jubaland oo booqasho ugu tagay Colonel Yaasiin Raadeer oo lagu dabiibayo Cisbitaal ku yaala Nairobi (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland oo booqasho ugu tagay Colonel Yaasiin Raadeer oo lagu dabiibayo Cisbitaal ku yaala Nairobi (Daawo Sawirro)

Nairobi, Wacaal Media Network Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaan ayaa maantay galinkii dame wuxuu booqasho ugu tagay Gudoomiye kuixgeenkii hore ee maamulka Jubaland Colonel Yasiin Nuur Gaas (Raadeer) oo dhaawaciisa la geeyey cisbitaal kuyaal magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Madaxweyne Axmed Madoobe oo safar ku tagay magaalada Nairobi ayaa isla markiiba gaaray Cisbitaalka [...]

June 19 2013 | Posted in mainmenu, Sawirro, Wararka, Warbixin | Read More »