Wacaal.com

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya kulan dhaxmaray Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Odayaasha dhaqanka + Sawirro}
Magaalada BaladWeyne ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa kulan ballaaranku  dhex maray maamulka Gobolka iyo odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan, waxayna labada dhinac ay kaga wadahadleen arrimaha Nabadgalyada, iskaashiga iyo xiriirka wada shaqeyned ee u dhaxeeya maamulka iyo odayaasha dhaqankaee Gobolka Hiiran.

Isku Imaatin siweyn loo soo agaasimay oo ka dhacday Gudaha magaalada B/Weyne ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax iyo saraakiil ka kala tirsan maamulka gobolka Hiiraan, ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM, iyadoo dhinaca kalena ay ka soo qeyb galeen waxgaradka iyo odayaal iyo nabadoonada Reer Hiiraan iyo degmooyinka uu ka kooban yahayGobolkaasi.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdi Faarax Laqayo oo khudbad kooban ka jeediyay kulanka ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka ay yihiin bulshada qeybahooda ugu muhiimsan oo qabta howlaha uu maamulka gobolka Hiiraan qaban lahaa, isagoo ugu baaqay dhammaan waxgaradka gobolka inay sii labalaabaan dadaalkooda dhinaca nabaddana ay adkeeyaan.

waxaa halkaasi khudbado kala duwan ka jeediyay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka oo uga mahad celiyay maamulka gobolka Hiiraan qabanqaabada munaasadaha noocaan oo kale ah, waxayna odayaasha gobolka ballanqaadeen inay maamulka ku wareejiyaan hub iyo ciidamo si ay uga qeyb qaataan dadaallada nabadda gobolka Hiiraan lagu xoojinayo.

Dhinaca kale qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka ay uga mahad celinayaan sida ay u garab taagan yihiin nabad ka dhacda guud ahaan dalka oo dhan gaar ahaan gobolka Hiiraan, waxayna caddeeyeen in dhinacooda ay kor u qaadayaan howlgallada iyo kahortagga khatar kasta oo kooxaha nabad diidka ahi la damacsan yihiin guud ahaan gobolka Hiiraan iyo degaanada hoos yimaada.

Kulankaan oo ah kii ugu horeeyay oo dhex mara qeybaha maamulka gobolka Hiiraan iyo waxgaradka ayaa la isku afgartay inay si wadajir ah isaga kaashadaan sidii gacan bir ah loogu qaban lahaa kooxaha fidno wadayaasha ah ee iyagu doonaya inay qas iyo qalalaase ka ridaan gobolka, iyadoo loogu baaqay dhallinyarada ay marin habaabiyeen kooxda Al-Shabaab inay isaga soo baxaan wadada mugdiga ah ee lagu baabi’inayo mustaqbalkooda.

Kulankaasi shalay dhaxmaray Masuuliyiinta Gobolka, saraakiisha Ciidamadda iyo Waxgaradka gobolkasi Hiiraan ayaa saaka Natiijadii ka soo baxday laga dareemayaa Degmadda baladweyene taas oo ah in saraakiisha ciidamadda dawladda Soomaaliya ee gobolkasi oo gacan ka helaayo Kuwa amisom ay ku dhaqaaqeen Hawlgal balaaran oo ay haatan ka wadaan guud ahaan degmada baladweyne kaas oo sida ay soo sheegayaan goob joogayaal inta la ogyahay lagu soo uruuriyay dhalinyaro badan oo loogaga shakisanyahay inay u janjeeraan dhanka Al shabaab, kuwasi oo xiliyadda habiinkii tuura Bambooyinka gacanata.

Wacaal media Network

Xafiiska Wararka ee muqdisho.

wacaalmedia@hotmail.com

Xildhibaano uu kamid ahaa Maxamed Cabdi Yusuf oo sheegay inay ka laabteen mooshinkii ay ka wadeen Xukuumada Soomaaliya
Muqdisho, Wacaal Media Network

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf

Qaar kamid ah Xildhibaanadii mooshinka ka geeyey Raiisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa shaaca ka qaaday inay ka laabteen mooshinkii ka dhanka ahaa Raiisul wasaaraha iyo Xukuumadiisa, iyagoo sheegay inay eegayaan danta dalka iyo dadka, ayna u dhaarteen inay ilaaliyaan.

Xilsdhibaanadaan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay kadib markii ay arkeen xaalada uu wadanku ku sugan yahay isla mar ahaan taasna ay ka baqeen in haday xukuumuda ay rideen ay mid ka liidataa ay timaado inay go’aan ku gaareen inay ka baaqsadaan mooshinkaasi.

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf, Raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa shirkaan jaraa’id ka sheegay in Baarlamaanku xaq uu u leeyahay inuu xukuumadda la xisaabtamo, balse taasi macnaheedu ma ahan in la burburiyo wax walba, waxaan nahay xubno dadaal ugu jira dib u dhiska dalkooda iyo nabadeyntiisa, waana taas midda keentay inaan go’aankeennii ka laabanno ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf.

Sidaas oo kale waxaa kulankaan isna ka hadlay Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo sheegay inay eegayaan danta dalka iyo dadka ay jaanis siinayaan xukuumada, isagoo sheegay inay ka xildhibaano ahaan ay saaran tahay masuuliyada la xisaabtanka dowlada.

Xildhibaanadaan shirka jaraa’id ka hadlay ayaa waxaa kamid aha Maxamed Cabdi Yuusuf, Sheekh Aaden Maxamed Nuur (Aaden Madoobe), Sooyaan Cabdi Warsame, Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo Khadiijo Maxamed Diiriye oo dhamaantood si isku wada mid ah uga hadlay inay ka leebteen go’aankoodii hore.

Todobaadkii lasoo dhaafay ayaa waxaa Xukuumada uu Raiisul wasaaraha ka yahay Cabdi Faarax Shirdoon iyo golihiisa Wasiirada waxaa mooshin ka geeyey baarlamaanka, Xildhibaano kor u dhaafaya 129 Xildhibaan oo kasoo ku eedeeyey wax qabad la’aan intii ay jirtay xukuumadaani.

Wacaal Media Network, Xafiiska Wararka Muqdisho

Wacaalmedia@hotmail.com

Hawlgal lagu sugayo Nabadda oo hadda ka socda Qeybo ka mid ah muqdisho
Muqdisho, Wacaal Media Network

Sarakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliiska iyo kuwa Nabad sugida ayaa  Haatan waxay  ka wadaan Xaafado ka mid ah degmooyinka gobolka banaadir wax ay ugu yeereen howlgal wadajir ah oo ay ku soo qabqabanayaan kooxaha shida iyo dhibka ka wada Muqdisho.

Saraakiisha ayaa saaka waaberigii ku dhaqaaqay halwgalkaan kaas oo ay ka bilaabeen halka loo yaqaxaafada Baar ubax,Xamarjadiid,iyo sidoo kale xaafada dhowr ah oo ka tirsan Degmada Warta Nabadda ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamada ayaa waxa ay qab-qabanayaan dhalinyarada iyaga oo ku feylinaya goob ay ciidanka isugu geynayaan  sida dadka deegaanka qaarkood ay inoo sheegeen.goor dhaweeyd

Ilaa hada waxaa lasoo warinayaa in tiradii ugu badneyd ee waayahan ciidanka ay qabtaan saaka ay ka qabteen xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho oo howlgalka ay ka sameynayaan sarakiisha ciidmada.

Maalintii Shalay ayey ciidamada soo qabteen dhalinyaro badan oo howlgalka lagu soo xir-xiray iyadoo shalay oo dhan lagu arkaye Xarunta CID horteeda waalidiin badan oo caruurtooda howlgalka uu saameeyay kuwaasi oo loogaga shakiyay Hoobiyaashii shalay habiin hore lagu weeraray qeybo ka mid ah muqdisho.

Howlgaladaan ayaa waxa ay ka dambeeyeen kadib markii habeen hore weerar madaafiic ah lagu qaaday xarunta Madaxtoooyada Villa Soomaaliya oo ay masuuliyadeeda sheegteen Ururka Al-Shabaab.

Waxaa jira shakiyo badan oo laga qabo cidda sida rasmiga ah uga dambeysay hoobiyaayaashii habin hore lagu tuurtuuray magaladda muqdisho, waxaana haatan soo baxaaya warar is khilaafsan oo la xiriira arintaasi inkastoo aanan si gaar ah cidi farta loogu fiiqin.

Wacaal media Network

Xafiiska Wararka ee muqdisho.

wacaalmedia@hotmail.com

Bannaanbax looga soo horjeedo mooshin ka dhan ah Ra’iisal Wasaare Saacid oo saakay ka dhacay xarunta Baarlamaanka
Muqdisho, Wacaal Media Network

Boqolaal dadweyne ah oo isugu jira haween iyo caruur ayaa maanta isugu soo baxay ka soo horjeedka fagaaraha xarunta Golaha Shacbiga ee magaalada Muqdisho.

Dadweynaha dibadbaxayay oo ka kala yimid degmooyinka kala duwan ee magaalada Muqdisho sida xerooyinka barakacayaasha iyo xaafadaha magaalada Muqdisho. Boqolaalka dadweynaha ah ee isugu soo baxay maanta ka soo horjeedka xarunta Golaha Shacabka ayaa bannaanbaxooda waxay kaga soo horjeedeen qaar ka mid ah Xildhibaanadii dhowaan mooshinka ka keenay xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisal Wasaare Saacid. Bannaanbaxayaasha ayaa waxay wateen boorar ay ku qornaayeen “Mooshin keene doonimeyno, miino aase doonimeyno” iyo “Waxaan taageersanahay xukuumadda Ra’iisal Wasaare Saacid, ma dooneyno in dib naloogu soo celiyo wixii aan ka soo gudubnay iyo wax la mid ah”.

Boqolaalka dadweyne ee isugu soo baxay xarunta golaha Shacabka ayaa laga dareemayay wejiyadooda caro ay u qabaan xildhibaanadii mooshinka ka keenay Ra’iisal Wasaare Saacid, waxayna sheegeen inaysan xilligaan munaasib ahayn in xukuumad jirta oo ka shaqeyneysa nabadda, dib u dhiska dalka iyo soo celinta ammaanka mooshin aan wax sharci ah ku qotomin oo dano gaar ah laga leeyahay laga keeno xukuumadda. “Hadaan nahay dadweynaha Soomaaliyeed ee danyarta ah uma dulqaadan doono in mar kale shacbiga Soomaaliyeed ay cagaha la galaan nidaam darro iyo kala dambeyn la’aan dib naloogu celiyo wixii aan horay u soo marnay” ayay yiraahdeen qaar ka mid ah bannaanbaxayaasha.

Dhinaca kale magaalada Muqdisho qeybo ka tirsan waxaa saakay ka socda dibadbaxyo kale oo looga horjeedo mooshinka laga keenay Ra’iisal Wasaare Saacid.

Wacaal Media Network, Xafiiska Wararka Muqdisho

Wacaalmedia@hotmail.com

Press Releas CECAFA Kagame club cup draws in Khartoum
The draws for the 39th Edition of CECAFA-Kagame club cup championship will be held in Khartoum, Sudan on Tuesday, CECAFA Secretary General Nicholas Musonye of Kenya announced after making a second visit to Al Fasher in North Darfur over the weekend.

Thirteen clubs from East and Central Africa converge in the North and Southern Sudan States to participate in a two week contest in which the World will watch keenly. The CECAFA delegation led by General Secretary Musonye first visited North Darfur three weeks ago and over the weekend made a last dash to Al Fasher and Kadugli in South Gordofan where the event is expected to be held.

The Central Government of Sudan in Khartoum and the Governors of North Darfur and South Gordofan have put everything in place to ensure that the event takes place in the two states.

Al Fasher Stadium in the far North of Sudan on the boarder of Chad has enjoyed relative peace for the last five years and the decision by Sudan FA and CECAFA to take the event there has excited many people in that region. In the past three weeks, CECAFA- Kagame tournament has seen the State Government renovate its two main Stadia and renovated five training grounds. A flurry of activities being coordinated by Governor Osman Mohammed Kebir has also seen a few Villas being put up for accommodation.

South Gordofan is also in top gear with Governor Ahmed Mohammed Haruna making last minute efforts to ensure that the 40,000 capacity ultra modern Stadium is ready for the opening ceremony.

‘’ The people of Sudan are ready for the event and we want to make one of the best Kagame cup competitions ever,” said SFA treasurer Osama Atelamanan. Kagame cup is our major club event and we must continue to make it the best regional event on the continent, he added.

Musonye who was accompanied by Kagame cup organising committee chairman Raoul Gisanura of Rwanda announced in Al Fasher that the drawing of lots will be held in Khartoum Tuesday. The thirteen clubs are:- El Merreikh Fasher, Al Shandy, Al Hilal Kadugli (Sudan), Al Nasr (S. Sudan), Yanga- holders, Simba (Tanzania), Tusker (Kenya), Elman (Som), Ports (Djibouti), Falcon (Zanzibar), APR (Rwanda), Vitalo (Burundi) and Express (Uganda).

ENDS

Shafi’i Mohyaddin Abokar

CECAFA Media Office

Madaxweynaha Ghana ayaa sheegay in dowladiisu ay qayb lixaad leh ka qaadan doonto dib u soo celinta nabada Soomaaliya
Muqdisho, Wacaal Media Network

Madaxweynaha Ghana John Dramani Mahama

Madaxweynaha Ghana John Dramani Mahama ayaa sheegay inuu ka qayb qaadan doono sidii soomaaliya ay nabad buuxda ugu soo noqon lahayd kadib markii shalay ay wada kulmeen Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto oo ay ka wada hadleen arimaha Soomaaliya.

John Mahama Dramani ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay dal uu soo daashaday colaad sokeeye oo aan waxba la isku la harin, isla mar ahan taasna dowlada uu madaxda ka yahay ay taageero siin doonto dadka Soomaaliyeed, isagoo intaas raaciyey in loo baahan yahay in Madaxda Afrika ay iska saaraan xil gooni ah sidii taageero nabadeed looga gaysan lahaa wadankaas ay dhibaatadu soo daashatay.

Madaxweyne Kuxigeenka Kenya William Ruto oo kula kulmay garoonka diyaardaha ee magaalada Accra ayaa u sheegay Madaxweynaha dalkaasi Ghana in culays la iska saaro xaalada Soomaaliya, isaga oo uu Madaxweyne ku xigeenka Kenya uu sheegay in dowladiisu ay ka go’an tahay sidii Soomaaliya ay u heli lahayd caawin dhan kasta ah oo ka timaada dalka Kenya.

Ruto ayaa sheegay in dowlada Kenya ay culays saarayso dalalka Midowga Afrika sidii Soomaaliya si dhab ah looga caawin lahaa, isagoo xusay in dowladiisu ay qorshayaal iyo xoojin ku aadan Soomaaliya inay taageero la siiyo ay hordhigi doonto Madaxda Midowga Afrika oo dhamaadka bishaan ku kulmaya magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Ethiophia.

Madaxweynaha Ghana iyo Madaxweyne ku xigeenka Kenya ayaa sidaas oo kale ka wada hadlay arimo ku saabsan dalka Kenya, isagoo Madaxweynaha Ghana uu ku amaanay dowlada Kenya sidii loo abaabulay doorashadii sida dimuqraadiyada ah ku dhacday, wuxuu u sheegay inay taariikhda geli doonto doorashadii sida cad ee dumuqraadiyada ah uga dhacday wadankaasi.

Wadanka Ghana wuxuu kamid yahay dalalka hormuudka u ah Midowga Afrika waxaana soomaaliya Midowga Afrika ka jooga ciidamo gaaraya dhowr iyo laabatn kun, kuwaas oo ka kala yimid dalakal Uganda, Brundi, Jibuuti, Kenya iyi Sierra Leon.

Wacaal Media Network, Xafiiska Wararka Muqdisho

Wacaalmedia@hotmail.com

Kenya’s Foreign Affairs Cabinet Secretary Amina Mohammed sworn in
Standard

Monday, May 20, 2013

Foreign Affairs Cabinet Secretary Amina Mohammed has been sworn in.

Abdalla was out of the country when other Cabinet Secretaries were sworn in last week.

Secretary to the Cabinet and Head of Civil Service Francis Kimemia conducted the swearing in ceremony witnessed by President Uhuru Kenyatta.

President Uhuru congratulated Mohammed on her appointment and said he looked forward to working closely with her in pushing the country’s agenda at the international arena.

The Head of State said the Foreign Affairs Ministry is a critical docket especially with regard to the implementation of the country’s policy of economic diplomacy.

He said the Government is keen on pursuing a vigorous foreign policy to advance Kenya’s interests in the region and beyond.

Ambassador Aamina Maxamed Jibriil oo maantay loo dhaariyey Wasiirka arimaha dibada Kenya (Sawirro)
Nairobi, Wacaal Media Network

Wasiirka arimaha dibadda ee Kenya Ambassador Aamina Maxamed Jibriil ayaa maantay loo dhaariyey xilka wasiirnimada ee bishaan horaanteedii loo magacaabay.

Xaflada dhaarinta oo lagu qabtay aqalka ay wasaarada arimaha dibadu ay degan tahay ee Sagana,  waxana goob joog ka ahaa markii xilkaas loo dhaarinayey Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Ku xigeenkiisa William Ruto.

Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto oo dhaariyey Aamina Maxamed Jibriil ayaa dhaarta kadib wuxuu kula dardaarmay inay xilkeeda u gudato si daacadnimo leh isla mar ahaan taasna ay dan kasta oo teeda ah ay ka hor mariso  danta guud ee Kenya, wuuna ugu hambalyeeyey xilka loo dhiibay.

Sidaas oo kale Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa isna kula dardaarmay Aamina Maxamed Jibriil inay la timaado daacadnimo ayna hagaajiso xiriirka Kenya iyo Caalamka isaga oo sheegay inuu Aamina ula shaqeyn doono si dhab ah, wuxuuna goobta ka sheegay inuu Aamina u xushay inay tahay qof khabiir ku ah arimaha diblomaansiyada isla mar ahaan taasna shaqada loo dhiibay kasoo bixi karta.

Ambassador Aamina Maxamed Jibriil ayaa shalay galinkii dame waxaa xilkeeda ansaxiyey baarlamaanka Kenya oo la horgeeyey.

Xaflada lagu dhaarinayey ayaa waxaa iyagana goob joog ka ahaa masuuliyiin kale oo ka tirsan dowlada Kenya, Diblomaansiyiin iyo dad kale oo badan waxaa soo agaasimay xogyaha golaha wasiirada Ambassador Francis Mathauro.

Wacaal Media Network, Xafiiska Wararka Nairobi

Wacaalmedia@hotmail.com

Mudanayaasha Baarlamaanka oo Meel mariyey 15-Qodob oo ay soo gudbiyeen Gudiga Maaliyada
Muqdisho, Wacaal Media Network

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maantay kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ku ansaxiyeen 15 qodob oo ay usoo gudbiyeen gudiga maaliyada ee Baarlamaanka, kuwaas oo qayb ka ahaa in wasaarada maaliyadu ay u soo gudbiso heshiisyo ay la gashay shirkado shisheeye oo ay kamid ahayd shirkada SKA taas oo ka howl gasha garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Kulankaan oo uu shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Jaylaani Nuur Iikar ayaa waxaa soo xaadiray 152 Xildhibaan, iyadoo kulanku uu ku biloowmay dood ku saabsanayd xisaab xirkii dowlada ee sedexdii bilood ee  sanadkii lasoo dhaafay ugu damaysay, iyadoo markii dame la isku afgartay in lasoo wado dooda ku aadan xisaab xirka dowlada halkaasna laga sii ambaqaado kulmada soo socda.

Dabadeed waxaa gudiga maaliyadda baarlamaanku waxay soo jeediyeen 15-qodob oo ay ugu muhiimsanaayeen in la joojioy canshuur dhaafka laga qaado garoonka diyaaradaha iyo dekedda Muqdisho, in dhaqaalaha soo gala dowladda lagu shubo bankiga dhexe ee dowlada Soomaaliya, lana joojiyo shirkadaha xawaaladaha ee lagu shubayo iyo in wasaaradda maaliyadda ay soo gudbiso dhammaan heshiisyadii ay la gashay shirkadaha shisheeye iyo kuwa caalamiga ah si loo hubiyo waxa ay heshiisyadaasi ahaayeen.

Waxaa intaas kadib Gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka oo shirkaan shir gudoominayey uu soo jeediyey in cod gacan taas ah loo qaado soo jeedinta gudiga maaliyada kadibna waxaa biloowmay cod kaas gacan taaga ahaa iyadoo 146 mudane oo kamid ahaa 152-dii mudane ee shirka soo xaadiray ay ogolaadeen, ugu damayntiina gudoomiye xigeenka baarlamaanka wuxuu ku dhawaaqay in 15-ka qodob ee gudigu maaliyada soo jeediyey ee baarlamaanku ansaxiyeen uu yahay mid sharci ah maantay laga bilaabana wasaarada maaliyada iyo hay’adaha kale ee ku shuqulka leh inay fuliyaan qodobadaas dastuuriga ah ee la isku raacay.

Wacaal Media Network, Xafiiska Wararka Muqdisho

Wacaalmedia@hotmail.com

Madaxtinimada Doorasha maamulka Ximin iyo Xeeb oo la shaaciyay xiliga ay dhaceyso.{Sawiro}
Musharaxa ugu cadcad jagada madaxweynenimada maamul goboleedka Ximin iyo Xeeb Mudane Cali-Amiin Sayid Axmed ayaa maanta waxa uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.

Shirkaas jaraa’id oo ay ka soo qeyb galeen odayaasha dhaqanka, waxgarad, nabaddoono, aqoonyahano, siyaasiyiin kala duwan, ganacsatada, dhalinyarada rag iyo dumar iyo sidoo kale jaaliyadda Ximin iyo xeeb ee ku nool dalka Uganda ayaa waxa uu musharaxu uga hadlay waxyaabo fara badan oo ay ugu horreyso waxqabadkiisa shaqo marka loo doorto jagadaas.

Musharax Cali-Amiin Sayid Axmed waxa uu sheegay in uu dhawaan tagay dalka Soomaaliya  gaar ahaan caasimadda Ximin iyo Xeeb ee Cadaado wuxuuna xusay in uu halkaasi kulamo kula soo qaatay  qeybaha kala duwan ee maamulka Ximin iyo Xeeb iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

“Waxaan booqday xarumaha muhimka ah  gaar ahaan goobaha waxbarashada, cusbitaallada, beeraha, waxaan sidoo kale tagay  qeybo ka mid ah degaannada maamulka Ximin iyo Xeeb oo ay ku jirto dhulka Miyiga, dhammaan waxaan halkaas kula kulmay dadka ka shaqeeya adeegyada bulshada iyo dadweyne fara badan oo xaalado kala duwan ku nool, kuwaasoo u baahan waxqabad muuqda in loo sameeyo” ayuu yiri Mudane Cali-Amiin Sayid Axmed oo sidoo kale xusay inuu la kulmay maamullada Sport ee ka jira degaanada maamulka Ximin iyo Xeeb iyo ururada bulshada rayidka.

Waxa kale oo musharaxu sheegay in haddii xilka madaxtinimada maamulka Ximin iyo Xeeb loo dhiibo uu wax badan ka qaban doono degaannada maamulkaas isagoo xusay in maamulka hadda jira oo la doortay 2008  uu wax badan qabtay tan iyo muddadii uu jiray.

“Haddii xilka madaxtinimada maamulka Ximin iyo Xeeb aniga la ii doorto waxaan ballanqaadayaa haddii uu Alle idmo inaan wax badan qaban doono” ayuu yiri Musharax Cali-Amiin Sayid Axmed.

Waxa uu sidoo kale Mudane Cali-Amiin uu shaaca ka qaaday in uu dhawaan tagayo  caasimadda Ximin iyo Xeeb halkaasoo uu howlahiisa musharaxnimo ka sii wadi doono.

Doorashada jagada madaxweynenimada maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa waxa ay ku beegan tahay bisha June ee soo socota 30-keeda, iyadoo xilkaasi ay u taagan yihiin musharaxiin fara badan, inkastoo uu ugu cadcad yahay musharaxa Cali-Amiin Sayid Axmed.

Wacaal media Network

Xafiiska Wararka ee muqdisho.

wacaalmedia@hotmail.com