06:10 am | Muqdisho (Wacaal Media Network)  Xukuumadda Somaliland waxay hawadeeda ka eridey diyaaradii ugu horeysay ee ogolaanshiiyo ka soo qaadada magaalada Muqdisho ee dalka Somalia ee aynu jaarka nahay, diyaaradan nooceedu ahaa SS34 ayaa isku...

June 19 2013 / No comment / Read More »

05:55 am | Muqdisho (Wacaal Media Network ) Cornel Xasan Beydhabo taliyaha ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolada Baay iyo Bakool, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal kasoo yeeray Ururka Al-shabaab, kaasi oo ku adaa in...

June 19 2013 / No comment / Read More »

05:41 am | Muqdisho (Wacaal Media Network ) Ciidamada dowladda Soomaaliya aya Saaka howlgal sida la tilmaamay lagu xajiinayo amanka ka wada degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir . Saraakiisha ciidamada dowladda tilmaamaya in howlgalka uu yahay...

June 19 2013 / No comment / Read More »

05:35 am | Iska horimaad kooban ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dib markii xoogaga ururka Al Shabaab ay weerar ku soo qaadeen saldhigyo ciidamada Jabuuti ee Amisom...

June 19 2013 / No comment / Read More »

05:17 am | Muqdisho (Wacaal Media Network ) Xaaalka Soomalida ku nool dalka Koonfur Africa ayaa wali ah mid walaacsan ,waxaana wali ay muujinayan cabasho ku aadan Burcad Koonfur African madow ah oo Dhac, Boob iyo...

June 19 2013 / No comment / Read More »

05:00 am | Guddoomiye kuxigeenkii maamulkii ku-meelgaarka ahaa ee magaalada Kismaayo Yaasiin Nuur [Yaasiin Raadeer] oo shalay ku dhaawacmay iska horimaad ka dhacay afaafka hore ee dekeda magaalada Kismaayo ayaa dhaawaciisa loo duuliyey magaalada Nairobi ee...

June 19 2013 / No comment / Read More »

04:42 am | Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa kulan magaalada Muqdisho kula qaatay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay baarlamaanka federaalka ee hadda...

June 19 2013 / No comment / Read More »

10:58 pm | Nairobi, Wacaal Media Network                                                          ...

June 18 2013 / 6 comments / Read More »

10:13 pm | Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Masar Maxamed Kamaal Cumar oo socdaal kujoogay maalmihii lasoo dhaafay dalka Ethiopia si uu dowlada Itoobiya ugala xaajoodo xiisadda biyaha wabiga Niilka ka dhalatay ayaa wada xaajood kadib...

June 18 2013 / No comment / Read More »

09:19 pm | Waxaa maantay gaaray hishiis kama danbays ah laba belood oo walaalo ah oo wada dega gobolka Bari ee Puntland, labadaan beelood ayaa waxaa horey u dhex martay shaqaaqo dhalisay khasaare iskugu jira dhimasho...

June 18 2013 / No comment / Read More »
English News

New UN Envoy Reaches Hargeisa

June 13 2013 / Comments Off / Read More »

Somalia: Strengthen Human Rights Law

June 12 2013 / Comments Off / Read More »

An interview with a Somali journalist

June 11 2013 / Comments Off / Read More »
Wararka